Artist: Baashe Delta
Lyrics of Artist: Baashe Delta
  1. [Lyric] Najma (Baashe Delta)

    Ab iyo isir toosaneey Adeero wanaagsaneey Ab iyo isir toosaneey Adeero wanaagsaneey Uumiye ugu quruxsaneey Dadkaba u ilwaadsaneey Oogtii baliyada doocmaay Uumiye ugu quruxsaneey Dadkaba u ilwaadsaneey Oogtii baliyada doocmaay Ab iyo isir toosaneey Adeero wanaagsaneey Ab iyo isir toosaneey Adeero wanaagsaneey Uumiye ugu quruxsaneey Dadkaba u...Learn More
    popBaashe Delta