Song: Najma
Artist:  Baashe Delta
Year: 2021
Viewed: 49 - Published at: 3 years ago

Ab iyo isir toosaneey
Adeero wanaagsaneey
Ab iyo isir toosaneey
Adeero wanaagsaneey
Uumiye ugu quruxsaneey
Dadkaba u ilwaadsaneey
Oogtii baliyada doocmaay
Uumiye ugu quruxsaneey
Dadkaba u ilwaadsaneey
Oogtii baliyada doocmaay



Ab iyo isir toosaneey
Adeero wanaagsaneey
Ab iyo isir toosaneey
Adeero wanaagsaneey
Uumiye ugu quruxsaneey
Dadkaba u ilwaadsaneey
Oogtii baliyada doocmaay
Uumiye ugu quruxsaneey
Dadkaba u ilwaadsaneey
Oogtii baliyada doocmaay

Yagoori ubaxeediyeey
Ilayskii taleex ifshaay
Roob sool ugbaadshaay
Ayrada buuhood lee
Aduunyada nuurisaay
Ayrada buuhood lee
Aduunayada nuurisaay

Yagoori ubaxeediyeey
Ilayskii taleex ifshaay
Roob sool ugbaadshaay
Ayrada buuhood lee
Aduunyada nuurisaay
Ayrada buuhood lee
Aduunayada nuurisaay

Quruxda afrikanka iyo
America eeshiya iyo
Yurubtu ashqaraartay eeeey
Yurubtu ashqaraartayeey
Udgooneey inan darwiish
Najmaay aragay uroon
Udgooneey inan darwiish
Najmaay aragaygiyeey

Quruxda afrikanka iyo
America eeshiya iyo
Yurubtu ashqaraartay eeeey
Yurubtu ashqaraartayeey
Udgooneey inan darwiish
Najmaay aragay uroon
Udgooneey inan darwiish
Najmaay aragaygiyeey

Man iyo ubax caraf leheey
Asali midab keenii leey
Man iyo ubax caraf leheey
Asali midab keenii leey
Awlaad soomaaliyeey
Quruxda ashqaar ka liyo
Suleekha is taahilaay
Awlaad soomaaliyeey
Quruxda ashqaar ka liyo
Suleekha is taahilaay

Man iyo ubax caraf leheey
Asali midab keenii leey
Man iyo ubax caraf leheey
Asali midab keenii leey
Awlaad soomaaliyeey
Quruxda ashqaar ka liyo
Suleekha is taahilaay
Awlaad soomaaliyeey
Quruxda ashqaar ka liyo
Suleekha is taahilaay

Asluub hooyadeeda leey
Aqoon iyo garasho badan
Inantaa nafta deeqdayeey
Jacayl iigu beermay garaadooy aragti dheer
Jacayl igu beermay garaadooy aragti dheer


Asluub hooyadeeda leey
Aqoon iyo garasho badan
Inantaa nafta deeqdayeey
Jacayl iigu beermay garaadooy aragti dheer
Jacayl igu beermay garaadooy aragti dheer

Quruxda afrikanka iyo
America eeshiya iyo
Yurubtu ashqaraartay eeeey
Yurubtu ashqaraartayeey
Udgooneey inan darwiish
Najmaay aragay uroon
Udgooneey inan darwiish
Najmaay aragaygiyeey



Quruxda afrikanka iyo
America eeshiya iyo
Yurubtu ashqaraartay eeeey
Yurubtu ashqaraartayeey
Udgooneey inan darwiish
Najmaay aragay uroon
Udgooneey inan darwiish
Najmaay aragaygiyeey

( Baashe Delta )
www.ChordsAZ.com

TAGS :