Artist: Sony Music Somalia
Lyrics of Artist: Sony Music Somalia
  1. [Lyric] Waa Sax (Sony Music Somalia)

    Waa sax qalbigaad Sidataa sax sax sax Waa sax wadnahad Suran tahay waa sax Sinaba kaagama Hari karo waa sax Sax iyo qalad waan Ku jeclahay sax sax (X2) Waa sax ax anigaba Ah kax aa markaan Ku arkay wax waxan Noqday wax kale (X2) Waa sax markaan Ku arkaan noqdaan Fax fax inaan ku Shumiyaan rabaa Shax shax cadow Geena nolosheena Kanax naga dhax Bax...Learn More
    rbSony Music Somalia
  2. [Lyric] Abeeso I’m Back (Sony Music Somalia)

    Sharma boy Somali boy Cadceed on the beat Xaguu marayaa Horta nacasku Muxuu tarayaa Dhalinteenu ba Qabiil barayaa Hadaan qabano Wuu cara raayaa Markee taagan Tahay dhabtaan I’m captain Kama helo kaftan Eega u tuura lafta Anaa furay gartaan (gartaan) Waxaan ku xiray bartaan (woo) Cuz ma helin qof Ila galo tartan I’m back La iga yaab Stand up Buuga...Learn More
    rapSony Music Somalia