Song: Waa Sax
Year: 2021
Viewed: 26 - Published at: 2 years ago

Waa sax qalbigaad
Sidataa sax sax sax
Waa sax wadnahad
Suran tahay waa sax
Sinaba kaagama
Hari karo waa sax
Sax iyo qalad waan
Ku jeclahay sax sax (X2)

Waa sax ax anigaba
Ah kax aa markaan
Ku arkay wax waxan
Noqday wax kale (X2)

Waa sax markaan
Ku arkaan noqdaan
Fax fax inaan ku
Shumiyaan rabaa
Shax shax cadow
Geena nolosheena
Kanax naga dhax
Bax (X2)
Waa sax qalbigaad
Sidataa sax sax sax
Waa sax wadnahad
Suran tahay waa sax
Sinaba kaagama
Hari karo waa sax
Sax iyo qalad waan
Ku jeclahay sax sax (X2)

Saldhigaan jacelkeni
Sax ka dhigay kalsoni
Wuu isaaciday calaf (X2)

Waa sax qalbigaad
Sidataa sax sax sax
Waa sax wadnahad
Suran tahay waa sax
Sinaba kaagama
Hari karo waa sax
Sax iyo qalad waan
Ku jeclahay sax sax (X2)

( Sony Music Somalia )
www.ChordsAZ.com

TAGS :